wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Bulshada ugu baaqday in ay dhulka wax ka soo saartaan

0
198
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jubbaland waxaa ay ka mid tahay maamul goboleedyada ugu dakhliga badan dalka, waxayna ku tiirsan tahay  dalagyada ka soo go’a Beeraha.
sanadkaan Ayax  ayaa saameeyn gaar ah ku yeeshay dalagyada ka soo go’ayay Beeraha,wuxuuna hoos   u dhigay wax soo saarka Beeraha.
 Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Geelle   Aadan Muxamed ayaa bulshada ugu baaqay in ay wax ka soo sartaan  dhulkood.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here