Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo agab ku wareejisay beeraleyda deegaanka Banaane

0
100

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabeelle ayaa beeraleyda tuulada banaaney ku warejisay laba matoor oo lo isticmalo waraabka Beraha kuwaas oo kamid ah Qorshiyaal hormarineed oo dhanka wax sosarka Beraha kasoy horay u dejisay wasarada beraha Hirshabeelle.

Matoradan Waraabka ee ay warejisay Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle ayaa waxa ka gacansiiyay Hay’adda DRC.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here