Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo wado Qorshe Looga Hortagaayo Fatahaadda Wabiga Shabeelle

0
118
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha Iyo Wasaarb Hirshabeelle ayaa waddo qorshayaal looga hortagaayo fathaada uu sameeyo wabiga Shabeelle kuwaasi oo saameyn kala duwan u geysan karo bulshada Bulshada ku nool degaanada hirshabeele gaar ahaan baaraleysa Wabiga agtiisa ku nool.
wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Iyo Wasaarb Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qasim aya waxuu sheegay qoorshaha uga dajisan ka hortaga fatahada wabiga shabeelle.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here