Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Goboleedka Hirshabelle ayaa beeraleyda Deegaanada Hirshabelle ugu baaqday kordhinta Wax soo saarka beeraha Xilli roobaadka Guga.
Beerleeyda deegannada Hirshabeelle ayaa hadda wada dadaalo ay ku doonayaan inay ku tacbadan beerahooda maadaam la guda galay xili roobaadkii Guga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.