Wasaaradda Beeraha Galmudug oo Dalagyo Kala Duwan Ku Wareejisay Beeraleyda Mudug

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug ayaa Dalagyo loogu talagalay dadka beeraleyda ee kunool deegaanada Galmudug ku wareejisay 1000 qoys oo beeraleey ah kuna nool degmada Gaalkacyo iyo deegaanada hoos yimaado ee Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha deegaanka Xaar xaar iyo sidoo kale Guddoomiyaha Guddigga Iskaashatada Beerelayda Gobolka Mudug Faaid Ahmed Cilmi ayaa si wada jir ah kaga mahad celiyay dalagyada loo qeybiyay beeraleyda Gobolka Mudug.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here