Wasaaradda Beera Jubbland oo sheegay in ay caawinayso dadka jecel tabcashada beeraha

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka Beeralayda ah ee ku nool deegaanada iyo Degmooyinka dowlad goboledka Jubbaland waxaa dhorkii sano ee ugu danbaaysay ay wajahayeen qabado kala duwan oo ka dhashay abaarihii iyo fatahaadihii is xigay ee dalka ku dhuftay ku waas oo hoos u dhigay wax soo saarkii beeraha sido kalana sababay in dad badan oo jeclaa tabcashada beeraha ay hada yihiin barakacayaal aan awoodin in beerahoodi ay dib u tabcadaan .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here