Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku diiwaangelinayso xarumaha lagu barto diinta Islaamka iyo macallimiinta ka shaqeeya Xarumaha lagu dhigo diiniga
Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada diiniga ah iyo tayeynta adeegyada diinta.
Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada diiniga ah iyo tayeynta adeegyada diinta.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ay waxay kulan la yeelatay maamulayaasha macaahidda diiniga ah iyo culimada masaajidda, si loo helo xog rasmi ah oo lagu saleyn karo kor u qaadista tayada iyo la socodka howlaha diiniga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.