Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ka hadashay muhiimada ay dowlada u leedahay Dal-laawayaasha

0
26
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa waxaa ay ka hadashay muhiimada ay leedahay Wacyiga Mas’uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland ee Xariir arimaha Dal-laawenimada
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha fadaraalka iyo dib u hishiisiinta XFS Sadad Maxamed Nuur iyo wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Oogle ayaa waxaa ay ka hadleen muhiimada ay leedahay dowlad wanaaaga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here