Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo warbixisay muhiimadda ay leedahay istaraajiyadda Xallinta khilaafaadka

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Ibrahim Ogale oo todobadkan ka dafuray magaalada Kismaayo Qorshaha istaraajiyada xalinta khilaafaadka 5-ta sano ee soo socoto ayaa waxuu ka hadlay sida muhiim ugu tahay bulshada kunool dowlada goboleedka Jubbaland iyo sida loga faiidesan karo qorshaha lagu xaalinayo khilaafaadka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here