Wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland oo wacyi galin ah u samaysay qaar ka mid ah Iskuullada Kismaayo

0
326

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ardeyda dhigata iskuulada degmada Kismaayo ayaa loo sameenayaa tababar wacyi galin ah waxaa iska kaa shanaya wasaaradda arimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland iyo hay’adaha UNICEF  iyo kaah

Aqoon koror sigan ayaa ardeyda lagu barayaa dowlad wanaaga iyo nidaamka dowladaha hoose waxaa na lagu daah furay dugsiga hoose dhaxe  sare Khaalid binu waliid ee magaalada kismaayo waxaa faafahin ka bixiyey muhiimada uu tababarka u u leeyahay ardeyda magaalada kismaayo agaasimaha wasaardda arimaha gudaha jubbaland aadan faarax gaarane

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here