Wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland oo tababar u furtay shaqaalaha dowladda hoose ee degmada kismaayo

0
154

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa tababar u furtay shaqaalaha dowladda hoose ee degmada kismaayo.

Tabarkan oo socon doona muda sadax maalin ah ayaa waxaa lagu baranayaa nidaamka habraaca wax iibsiga dowlada hoose ee Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here