Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay tababar lagu wacyigalinyay sida cashuuraha dowladda hoose loo bixiyo.
Tababarka ayaa waxaa ka soo qaar ka mid ah bulshada Ku nool magaalada Kismaayo iyo mas’uuliyiin ka socoda wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.