Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo kulan wadatashi ah ku qabatay magaalada Kismaayo

0
38
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo dib u’heshiisiinta Jubbaland ayaa maanta kulan wadatashi ah ku qabatay Magaalada Kismaayo.
Kulanka ayaa maanta loo qabtay qaar ka mid ah howalwadeenada Wasaaradaha Jubbaland iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan.
Isku imaatinkan ay maanta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, fadaraalka iyo dib u hishiisiinta Jubbaland soo qaban qaabisay ayaa daarranaa ansixinta siyaasadda maamul daadejinta iyadoo noqon doonta kala saaridda wajibaadyada kala duwan ee heerarka dowladda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here