Kismaayo (Idaacadda Waamo)-wafdi uu hor kacaayo Agaasimaha wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Aadan Faarax Gaarane iyo agaasimaha arimaha bulshada gobalka jubbada hoose Jaamac Ugaas ayaa booqasho indho indheen ah ku gaaray Deegaanka Buulo-guduud oo hoos yimaado magaalada kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.