Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo daahfurtay kulanka wadatashiga qabyo qoraalka xeyndaabka shaqo

0
230

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland ayaa daah-furtay kulanka wadatashiga qabyo qoraalka xeyndaabka shaqo ee kormeerka iyo dabagalka Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here