Howl-wadeenada Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaand oo sameeyay Ol’ole Nadaafadeed

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fedderaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Goboleedka Jubbland oo kaashanaya shaqaalaha waaxda nadaafada Dowlada hoose ee degmada kismaayo ayaa Olole Nadaafadeed kasameeyay xarunta guud ee Wasaaradda Arimaha gudaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here