Wasaaradda Arrimaha Gudaha HirShabelle oo degmada Mahadaay ka furtay kulan ku saabsan qorshe howleedka bulshada degmadaas

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulankaan oo ey so agaasintay Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabelle ayaa u jeedkisu waxa u aha qorsha howleedka bulshada ku nool degmada mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe kaas oo ladonayo ineey ku so gudbiyaan bahiyaha bulsho ee kajira degmada.

Gudoomiyaha maamulka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo taliyaha saldhiga boliska demadaas oo kulanka kahadlay ayaa kawarbixiyay bahiyaha kajira degmada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here