Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daahfurtay Tababar lagu dhisaayo awoodaha iyo xirfadaha aqooneed ee Golaha Deegaanka Degmada Jowhar oo Dhawaan lagu doortay Degmada Jowhar.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.