Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug ayaa tababar u soo xirtay qaar kamida Haweenka Xildhibaanada ah ee golaha degaanka Gaalkacyo Caabudwaaq iyo Haweenka Nabada degmoyinkasi
Tababar ka oo kusabsana Badqabka iyo sidokale Adkeysiga Haweenka golaha degaanka iyo Ururada Nabada Gaalkacyo Ayaa socday Muda shan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.