Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo furtay Tababar Kusaabsan Waxbarashada madaniga ah

0
84

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa degmada Caabudwaaq ka furtay tababar muhiim ah oo ku saabsan waxbarashada madaniga ah, dowlad-wanaagga, iyo ilaalinta deegaanka.

Tababarkan oo ay ka qaybgalayaan bulshada qaybaheeda kala duwan, ayaa ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo ka qaybgalka muwaadiniinta ee dowlad-dhisidda, nabadeynta, iyo daryeelka deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here