Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubaland oo tababar u furtay bulshada Deegaanada Goobweyn iyo Buulo-guduud

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha federaalka iyo dib uheshiisiinta dowlad Goboleedka Jubaland ayaa deegaanka Buuloguduud oo kamid ah tuulooyinka dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ka daah-furtay tababar ku saabsan wadahadalka, dhexdhexaadinta, xallinta khilaafaadka iyo kor u qaadista Nabadda.

Tababarka ayaa loo daah-furay qeybaha kala duwan bulshada rayidka ee sida Ururka Haweenk, Dhalinyarada, iyo Gudiga xalinta khilaafaadka ee Deegaanka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here