Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland oo tababar u qabatay shaqaalaha waaxda sharciyeynta iyo dib u hubinta Shatiyada

0
115
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa tababar u furtay shaqaalaha waaxda sharciyeynta iyo dib u hubinta Shatiyada ganacsiga ee maamulka degmada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here