Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan wacyigelin ah u qabatay Haweenka degmada Kismaayo

0
195
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta  dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubba hoose ku qabatay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan ka qayb galka haweenka ee doorashooyinka Golaha deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here