Wararka Wasaaradda Arrimaha Diinta oo shaacisay qiimaha Xajka 2025 By Radio Waamo - January 5, 2025 0 71 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS ayaa caawa si rasmi ah u sheegtay qiimaha lacageed ee dadka doonaya inay sanadkan soo xajiyaan ay tahay inay u qorsheeyaan, ka dib qiimayn ay wasaaraddu saamaysay. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X