Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo Wasaaradda Arimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshisiinta dowlad goboledka Jubbaland ay u qabatay gudiyada xalinta khilaafaadka deegaanada Fuumo, Barkada Shariifada, Dalsan iyo Janaay Cabdalle ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.