Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha Gudaha Fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa xarunta dowlada hoose ee degmada Kismaayo tababar ugu qabatay qaar kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya dowlada hoose.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.
Audio Player