Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland ayaa kulan tababar ah ugu qabatay magaalada Kismaayo gudiyada xallinta khilaafaadka iyo nabadeeynta deeganada Baar-sanguuni iyo Goobweyn.
Tababarkan ayaa waxaa gudiyada lagu barayaa sida ay ugu qeyb qaadan lahaayeen kulumada xallinta khilafaadyada iyo nabadeeynta.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.