Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Tababar u furtay Ergada soo dooran doonto Golaha Deegaanka Afmadoow

0
233

Afmadoow(Idaacadda Waamo)-degmada Afmadow ayaa noqoneysa degmadii ugu horeysay ee laga hirgalinaayo golaha deegaanka ee dagmada,maalmahaanba waxaa degmada ka socday dedaallo lagu doonayo in lagu dhiso golaha cusub oo ay yeelaneyso degmada Afmadoow.

Haddaba Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland iyo gudigga madaxa banaan ee Xuduudaha doorashooyinka Jubbaland  ayaa   tababar u furay ergada soo dooran doonta golaha deegaanka ee degmada Afmadoow.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here