Kismaayo(Idaacada Waamo) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arimaha gudaha Dowlad Goboledka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane Ayaa kawarbixiaya qorshayaasha Wasaaradu usamaaysay Dadka Soomaliyed Ee qaxootiga kasoo laabatay iyo kuwa barakacayaasha ah
Waxaa una agaashimuhu sheegay in wasaaraddu Ay hada wado qorshe nolool wanaagsan loogu abuurayo dadka soo gurya laantay
Jubbaland waxaa ay kamid tahay meelaha ugu badan ee Soomaliy lagu qaabalay dadkii Kasoo gurya laabatay xerooyinka Qaxootiga Dadaab ee dalka kenya.
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin