Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Kulan Wacyi-gelin ah Ku Qabatay Kismaayo

0
276

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda arimaha gudaha dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa kulan wacyi gelin ah oo ku saabsanaa qaab dhismeedka dowladaha hoose iyo degmooyinka Jubbaland ku qabatay magalaada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here