Kismaayo(Idaacadda Waamo)Mas’uuliyiinta wasaaradda arimaha guda ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa waxay kulan la qaateen madaxda Hay’adaha samafalka,waxaana kulanka diirada lagu saaray arimaha daadadka iyo Fatahaada.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.