Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Ganacasatada iyo Maamulka Degmada Kismaayo kulan u qabatay

0
347

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulankaan  ay  soo  qaban qaabisay  wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland ayaa ku saabsanaa  wada hadal u dhaxeeyay Ganacsatada magaalada kismaayo iyo Masuuliyiinta  dowlada Hoose ee degmada Kismaayo.

Waxaana ujeedka kulanka uu  ku salaysanaa Adkaynta iyo ilaalinta Sharciga Ganacsiga sida Qaadashada shatiga dowlada iyo wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta dowlada iyo Ganacsatada Magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here