Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo dhisme cusub ku wareejisay maamulka degmada kismaayo

0
340

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda arimaha gudaha dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa maamulka degmada ku wareejisay xarunta Hay’adda dhulka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here