Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo bogaadisay heshiiska beelihii dhawaan ku dagaalamay duleedka Kismaayo

0
283
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane ayaa ka Warbixiyey Dagaal Beeleedyo udhexeeyey labo Beelood oo Wada Daga Deegaano Dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo oo Dhawaan Lasoo af-jaray.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here