Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa agab xaafiiseed ku wareejisay maamulka dowladda hoose ee degmada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.