Wasaaradaha Jubbaland oo loogu baaqay in ay shaqaaleysiiyaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka baahiyaha gaarka qabo ayaa waxaa intooda badan ay ku yar yihiin Xafiisayada Wasaraddaha Jubbaland ,waxayna wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xaququl Insaanka Jubbaland ay sheegtay in la shaqaaleesiiyo dadka baahiya gaarka qabo ee ka shaqeyn kar xafiisayada Hay’adaha dowlada si’ xaquuqooda u helaaaan bulshada baahiya gaarka qabo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here