Wasaaradaa caafimaadka Jubbaland oo Kismaayo ku soo gabagabeyey shir socday muddo labo maalmood

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshadda  Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa uu soo gabagabeyey  shir socday muddo labo maalmood.

Shirkaan ayaa waxa uu dhaxeeyay Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshadda  magaaladda kismaayo ee maamul Goboleedka Jubbaland iyo Hay,adaha wada shaqeynta ka dhaxeyso ayaa waxaa laga hadlaayay waxyaabihii wasaarada caafimadka ay ka qabatay deegmada kismaayo Sideedii  bilood  la soo dhaafay iyo sidii wax laga bedali lahay qalaadadkii jiray.

Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here