Wasaarada waxbarshada Jubbland oo Faafahin bixisay natiijada Imtixaanka F12-aad

0
307
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dhawaan ay shacisay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada federaalka Soomaaliya natiijadda Imtixaanka F12-aad Ee dugsiga sare Sanad Dugsiyeedka 2020-2021.

Sanadkan waxaa imtixaanka dugsiga sare looga baxayo u fadhiistay ardey gaareso ku dhawaad 34908 Ardey oo ku kala nool magaalada Muqdisho iyo dowlad goboleedyada Jubbalanad, Hirshabelle ,Koonfur Galbeed iyo Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here