wasaarada waxbarashada jubbaland oo kaashaneysa hayada ADRA ayaa agabyo waxbarasho gaarsiisay tuulooyinka waqooyiga Magalada kismaayo

0
402
Kismaayo(Idaacada Waamo)Tuuloyinka Goobweyn Qaam Qaam Yoontoy iyo Buula Guduud Oo Dhamaantood Ah Tuloyinka Kismaayo Kajiro Dhanka Waqoyi Kuwasi Uu Dhawaan Boqday Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed islaam.
Agabyada Ay Wasarada Waxbarashada Gaar Siisay Scholada Ayaa waxey isugu jiraan Kuras misas Bugaag Iyo Kubado Ay Ardayda Kuciyardaan.
Macalimiintii Scholada Ee Qalabkaan Lagaarsiyay Ayaa Shegay In Ay Ardayda Xiliyadii Hore Kufadhisan Jireen  Dhulka Waxeyna Wasarada Waxbarashada Jubbaland Ooga Macad Celiyeen Sida Ay Bahidooda Wax Ooga Qabteen.
Axmed Farax Cali Aweys Agaasimaha Tacliinta Sare Ee WasaardaWaxbarashada Jubbaland Ayaa Shegay In Ay Tani Jawaab Kabixineyso Fariin Uu Madaxweynaha Jubbaland Udiray Wasarada Waxbarsahada Iyo Hey.adaha Kala Shaqeyo Dhanka hourmarinta.
Waxbasarahada  Kaaso Ahaa In Qalabeen Iyo Hormarin Loosameeyo Sholada Deeganadaan
Agabyadaaan Ay Tuloyinkan Gaarsisay Wasarada Waxbarshada Jubbaland Ayaa Waxbadan Kabadali Donna Waxbarashada Degaanadaan.
R/W,Iidle Aadan Maxamed .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here