Wasaarada Tamarta Kheyraadka Biyaha Jubbaland oo kawarbixisay sida u shaqeeyo Sheybaarka Biyaha

0
62
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhawaan xariga ka jaray Sheybaarka Biyaha ee Wakaalada Biyaha Jubaland oo ay hirgalisay Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha iyadoo uu si joogto ah u sameeyo baaritaano lagu hubinayo tayada biyaha si dadweynaha ay u helaan biyo nadiif ah oo tayo leh guud ahaan Jubaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here