Wasaarada Qorsheynta Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan lagu daah-furtay mashruuca Xanaano.

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah furtay Mashruuca Xanaano ee Xuduudaha Dalalka Deriska la ah Soomaaliya sida Ethiopia iyo Kenya Waxaana daah furka mashruuca kaso qeyb galay qaar kamid ah Wasaaradaha Jubbaland sida Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Biyaha, Wasaaradda Beeraha iyo qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here