Wasaarada Qorshaynta Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Wafti ka socday Hay’adda FAO

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland  Abdirahmaan Abdi Ahmed ayaa xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay wafti ka socday Hay’adda Qaramada Midoobe u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO
Inta uu kulanku socday ayaa waxaa diirada lagu saaray Mashaariicda hormarineed ee ay Hay’ada FAO  kawado deegaanada Jubbaland sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay dardar galinta mashaariicda xalka waara oo ay qayb muhiima ka qaadato Hay’adda FAO.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here