Wasaarada Haweenka Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay kulan wacyigalin ah

0
309

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada haweenka arrimaha qoyska iyo xaququl insaanka Jubbland ayaa waxaa ay ku qabtay Kismaayo kulan wacyigalin oo loga hadlayey sida loo ciribtiri karo tacadiyada ka dhanka ah haweenka iyo hormarinta xaquuqul insaanka waxa ayna u qabtay qaar ka mid ah bulshada kunool xaafadda midnimo ee magaalada kismaayo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here