Wasaarada Haweenka Jubbaland oo 100 Haween ah Gudoonsiisay agab ay ku shaqeystaan

0
41
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa boqol haween gudoonsiisay agab kala duwan gabdhaha ayaa laga soo kala xulay xaafadaha kala duwan ee ka kooban magaalada kismaayo.
Gabdhaha ayaa bartay xirfado kala duwan sida sida harqaanka, dhar-karinta iyo cilaan saarka waxeyna ka barteen xarunta Hormarinta Haweenka ee degmada Kismayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here