Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasaarada Gergaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo Ee xaruunta Gobolka Bay ka dah-furtay kulan wada tashi ah oo ku saabsanaa sidii gar-gaar loo gaarsiin kahaa Qoysaska ay Abaaraha Saameyeen ee ku sugan Deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeet
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.