Wasaarada Gargaarka Koonfur-galbeed iyo Hey-adda WFP oo ka shiray Abaaraha

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo Ee xaruunta Gobolka Bay ka dah-furtay kulan wada tashi ah oo ku saabsanaa sidii gar-gaar loo gaarsiin kahaa Qoysaska ay Abaaraha Saameyeen ee ku sugan Deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here