Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay Shir la qaadatay madax ka socotay UN-ka , waxayna kawada hadleen Xaaladaha abaaraha ka jir Deegaanad Jubbland iyo sidii gurmad deg deg ah loo gaarsiin lahaa bulshada ay abaaru sameesay.
intii uu socday kulanka ayaa waxaa la isku qoray lacago lagu talagalay dadkii ay samesay abaaraha in gurmad logu sameeyo.
Abdinoor Samriye, ayaa warbixintan inooga diyaariyay.