Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland oo qabatay kulan Muhiimadiisu Ay ahayd isdhaxgalka dhalinyarada

0
313

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kullankaan oo loogu magacdaray caweyska dhalinyarada ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee dhalinyarada degmada Kismaayo,waxaana kullanka muhiimadiisa ay ahayd iska dhaxgalka dhalinyarada.

kullanka oo ay soo qaban qaabiisay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa waxaa goobta ka hadlay agaasimaha guud ee wasaarada,Abdirahmaan Haji Abdi,wuxuuna amaan iyo dhiira,gelin u jeediyay dhalinyaradii ka qeyb gashay kullanka.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here