Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gaaska ayaa waayadaan dambe soomaalidu uga sii maarmeysaa istismaalka shidida dhuxusha.
Shirkadaha gaaska ayaa waayadan dambe kusoo badanaayo deegaanada Dowlada gobeleedka Jubbaland iyada oo bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ay si weyn ula qabsadeen isticmaalka gaaska cunada lagu karsado.
Haddabo wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wado wacyi galin ku aadan isticmaalka gaaska loo istcimaalo cunna karinta.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.