Wasaaradda caafimadka Hirshabelle oo dawo gaarsiisay sbitaalka Degmada Aadan-Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo dhawaan dib loo furay Isbitaalka Degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Hiirshabeelle waxaa uu gaadhsiyay Isbitaalkaasi Daawo ay horay u soo gaadhsiisay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad dhexe ee Soomaaliya iyo Ha’yaddaha ka shaqeeya arimaha Caafimaadka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here